Wasiirka Gaashaandhigga oo gaaray Adis Ababa iyo Xog ku aadan Ujeedka Socdaalkiisa (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya. Wafdiga Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ethiopia iyo Sarikiil katirsan wasaaradda difaaca Itoobiya Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo xubnaha … Continue reading Wasiirka Gaashaandhigga oo gaaray Adis Ababa iyo Xog ku aadan Ujeedka Socdaalkiisa (Sawirro)